Adeegyada Caafimaadka Dhimirka ee
Bulshooyinka Dhaqamada kala duwan
Waxaan ku hadli karnaa luqadaada waana
fahamnaa dhaqankaaga
Heartchat waa:

Goob aad ka hesho macluumaad sax ah oo ku saabsan caafimaadka dhimirka.

Goob aad ka hesho mihnadlayaal aad si kalsooni ah ugala hadli karto wixii ku saabsan dhimirka caafimaadka.

Goobta mihnadlayaasha caafimaadka dhimirku ay ku bixiyaan adeegyadooda afkaaga.
Habku waa sahlan yahay, waa barayfit, waana lagu soo
dhowaynayaa.
Waxaanu rajaynayaa in kani kuu sahlo adiga iyo
qoyskaaga ama saaxiibadaa inay hellaan waxyaalla badan
oo ku saabsan caafimaadkaaga dhimirka iyo sababata ay
muhiimka u tahay inaad leedahay caafimaad dhimir oo aad
u wanaagsan.
Bilaw

Hel mihnadle aad la hadli karto:
MA WAXAAD TAHAY MIHNADLAHA CAAFIMAADKA DHIMIRKA?
LAGALA SOO QAYBGAL HEARTCHART