Wixii annaga nagu saabsan
Mashruuca “HeartChat” waxaa bilawday Victorian Multicultural Commission si loo sahlo dad kuwaas oo ku hadla luqadaha aan ka ahayn Ingiriiska si loo akhriyo loona fahmo macluumaadka ku saabsan dhimirka.
Caafimaadka Dhimirka waxaa ka mid ah dareenkeena, fekerkeena iyo cilaaqaadka. Waxay saamayn kartaa sidaan u fekero, u dareeno, waxna u samayno. Waxay kaloo saamaysaa sidaan wax uga qabano cadaadiska, la hadalka kuwa kale, iyo samaynta kala-doorashada marka laga bilaabo ilma yar ilaa mid weyn.